Qorshayaasha Minneapolis-St. Paul International Airport (MSP) waxay ku mashquulsan yihiin diyaarinta koorsada mustaqbalka, waxayna jeclaan lahaayeen inay wax badan ka ogaadaan sida aad uga gudubto Terminal 1. Haddi aad tahay socdaale, shaqaale, ama tabaruc, taladaadu waxay ku wargalin doontaa daraasada hadda socota ku falanqeeyaan dhaqdhaqaaqa MSP. The